Dhagar Qabe Xariif ah xaalka wuu la qabsan karaa ! (Qormo)

Qof kasta waxa uu noqday mid u jiitay sidii uu rabay qalad iyo sax , gar iyo gardarro, caddalad iyo eex iyo dhammaan wax walba oo is diidi karay waa la kala sooci waayay oo isku milmeen. Waxaynu aragnaa, in eexda la dhiira geliyo, qaladka la iska qaban, dulmigu baahay, gabood fallo joogta ah oo … Continue reading Dhagar Qabe Xariif ah xaalka wuu la qabsan karaa ! (Qormo)